{"id":520260,"date":"2024-09-01T10:26:01","date_gmt":"2024-09-01T07:26:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520260"},"modified":"2024-09-01T10:27:04","modified_gmt":"2024-09-01T07:27:04","slug":"ciidanka-deegaanka-oo-howlgal-kula-wareegay-fariisimo-ay-khawaarijtu-ku-laheyd-deegaanno-hoostaga-degmada-halgan-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-deegaanka-oo-howlgal-kula-wareegay-fariisimo-ay-khawaarijtu-ku-laheyd-deegaanno-hoostaga-degmada-halgan-ee-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Ciidanka deegaanka oo howlgal kula wareegay fariisimo ay Khawaarijtu ku laheyd deegaanno hoostaga degmada Halgan"},"content":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Ciidamada xoogga iyo kuwa dib u xorreynta ee Gobolka Hiiraan ayaa howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay degaanno hoostaga degmada Halgan,halkaa oo ay ciidanku ku bur buriyeen fariisimo ay khawaarijtu ku dhibaateen jirtay shacabka<\/p>\n<p>Sarakiisha ciidanka degaanka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay ka war heleen xubna katirsan khawaarijta oo si dhuumaaleeysi ah kuyimid degaano hoostaga degmada Halgan,halkaan ay isaga carareen markii ay maqleen in ku soo wajahanyihiin ciidanka degaanka,haddana ay\u00a0\u00a0gacanta ku hayaan ciidanka xoogga iyo kuwa degaanka.<\/p>\n<p>Waxa ay intaa hadalkooda ku dareen saraakiishan in ay sii wadi doonaan howlagallada lagu ciribtirayo argagixisada tan iyo inta laga sifeeynayo degaanada dhaca galbeedka Gobolka Hiiraan<\/p>\n<p>Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ayaa dhawaanahaan howlgallo sifeeyn ah oo ka dhan ah khawaarijta ka waday degaanno dhowr ah oo katirsan Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240901_101037_304.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Ciidamada xoogga iyo kuwa dib u xorreynta ee Gobolka Hiiraan ayaa howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay degaanno hoostaga degmada Halgan,halkaa oo ay ciidanku ku bur buriyeen fariisimo ay khawaarijtu ku dhibaateen jirtay shacabka Sarakiisha ciidanka degaanka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay ka war heleen xubna katirsan khawaarijta oo si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":520261,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520260","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520260","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520260"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520264,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520260\/revisions\/520264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520261"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}