{"id":520254,"date":"2024-09-01T08:55:21","date_gmt":"2024-09-01T05:55:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520254"},"modified":"2024-09-01T09:01:09","modified_gmt":"2024-09-01T06:01:09","slug":"senator-cabdixakiin-macalin-heshiisyada-caalamiga-ah-waxaa-awood-u-leh-inay-gasho-dowladda-dhexe-wax-door-ah-kama-lahan-dowlad-goboleedyadu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/senator-cabdixakiin-macalin-heshiisyada-caalamiga-ah-waxaa-awood-u-leh-inay-gasho-dowladda-dhexe-wax-door-ah-kama-lahan-dowlad-goboleedyadu\/","title":{"rendered":"Senator Cabdixakiin Macalin : Heshiisyada caalamiga ah waxaa awood u leh inay gasho dowladda dhexe, wax door ah kuma lahan dowlad goboleedyadu"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Senator Cabdixakiin Macalin Axmed oo katirsan Golaha Aqalka sare oo la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in heshiisyada caalamiga ah ay awood u leedahay oo kali ah dowladda dhexe,wax boos ahna usan uga bannaaneeyn dowlad goboleedyada dalka<\/p>\n<p>Senator Cabdixakiin Macalin Axmed<br \/>\n\u201cHeshiisyada caalamiga ah waxaa awood u leh inay gasho dowladda dhexe, wax door ah kuma lahan dowlad goboleedyadu, marka heshiiska ay Soomaaliya la gashay Masar waxaa dalkeena ugu jira faa\u2019iidooyin badan.\u201d<\/p>\n<p>Saneterka ayaa tilmaamay sida ay muhiimdda u leedahay ilaa linta qaranimada midnimada ummadda si cadawga soomaaliyeed loogu midoobo.<\/p>\n<p>Waxa uu sanetarka intaa hadalkiisa ku daray in soomaaliya ay faa&#8217;iida weyn ugu jirto heshiiska ay la gashay dowlada masar islamarkaan wax badan ay kusoo kordhineyso dalka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240901_084624_651.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Senator Cabdixakiin Macalin Axmed oo katirsan Golaha Aqalka sare oo la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in heshiisyada caalamiga ah ay awood u leedahay oo kali ah dowladda dhexe,wax boos ahna usan uga bannaaneeyn dowlad goboleedyada dalka Senator Cabdixakiin Macalin Axmed \u201cHeshiisyada caalamiga ah waxaa awood u leh inay gasho dowladda dhexe, wax door ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":520255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520254","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520254"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520259,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520254\/revisions\/520259"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520255"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}