{"id":520205,"date":"2024-08-30T21:56:20","date_gmt":"2024-08-30T18:56:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520205"},"modified":"2024-08-30T21:56:20","modified_gmt":"2024-08-30T18:56:20","slug":"gudoomiyaha-sodma-oo-magacaabay-kaaliyaha-arrimaha-xalka-waara-ee-dadka-ku-barakaca-musiibooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiyaha-sodma-oo-magacaabay-kaaliyaha-arrimaha-xalka-waara-ee-dadka-ku-barakaca-musiibooyinka\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha SoDMA oo magacaabay Kaaliyaha arrimaha xalka waara ee dadka ku barakaca musiibooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka SoDMA Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Kaaliyaha arrimaha xalka waara ee dadka ku barakaca musiibooyinka u magacaabay Prof Maxamed Axmed Maxamed (Cadale).<\/p>\n<p>Prof Cadale ayaa ah aqoonyahan ka soo shaqeeyay Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed iyo waaya-arag leh qibrad shaqo in ka badan 20 sano, wuxuu faham xooggan ka heystaa xaaladaha bulsho, wuxuuna aqoon sare u leeyahay xaaladaha gurmadka deg degga, maareynta musiibooyinka iyo kasoo kabashadooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka SoDMA Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Kaaliyaha arrimaha xalka waara ee dadka ku barakaca musiibooyinka u magacaabay Prof Maxamed Axmed Maxamed (Cadale). Prof Cadale ayaa ah aqoonyahan ka soo shaqeeyay Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed iyo waaya-arag leh qibrad shaqo in ka badan 20 sano, wuxuu faham xooggan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":520206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520205","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520205","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520207,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520205\/revisions\/520207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}