{"id":520198,"date":"2024-08-30T20:20:23","date_gmt":"2024-08-30T17:20:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520198"},"modified":"2024-08-30T20:20:23","modified_gmt":"2024-08-30T17:20:23","slug":"booliska-soomaaliyeed-oo-gacanta-ku-dhigay-eedaysane-si-bareer-ah-cagaf-ugu-jaray-geedo-waaweyn-oo-ku-yaalo-degmada-deyniile","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliska-soomaaliyeed-oo-gacanta-ku-dhigay-eedaysane-si-bareer-ah-cagaf-ugu-jaray-geedo-waaweyn-oo-ku-yaalo-degmada-deyniile\/","title":{"rendered":"Booliska Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay eedaysane si bareer ah cagaf ugu jaray geedo waaweyn oo ku yaalo degmada Deyniile"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska dagmada Deyniile ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane Cabdiqani Daahir Shire oo si bareer ah cagaf ugu jaray geedo waaweyn oo ku yaala xaafada Gubta ee degmada Deyniile.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo ka soo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in eedeysanaha la horgeydoono Maxkamadda Awooda uleh.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa looga digayaa mudaadiniinta Soonaaliyeed in ay ka fogaadaan xaalufinta geedaha nacfiga uleh deegaanka iyo adamaha.\u201d ayaa la raaciyay qoraalka Booliska.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska dagmada Deyniile ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane Cabdiqani Daahir Shire oo si bareer ah cagaf ugu jaray geedo waaweyn oo ku yaala xaafada Gubta ee degmada Deyniile. Qoraal kooban oo ka soo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in eedeysanaha la horgeydoono Maxkamadda Awooda uleh. \u201cWaxaa looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":520199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520198","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520200,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520198\/revisions\/520200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}