{"id":520099,"date":"2024-08-29T12:59:25","date_gmt":"2024-08-29T09:59:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520099"},"modified":"2024-08-29T12:59:25","modified_gmt":"2024-08-29T09:59:25","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay&#8217;adda SoDMA oo kulan la yeeshay Safiirka Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta ku qaabilay xarunta qaran ee howl-gallada gurmadka deg degga ah ee NEOC, Safiirka Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga Danjire Aweys Xaaji.<\/p>\n<p>Shirkaan waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin sidii Danjire Aweys u daba-gal diblomaasiyadeed ugu sameyn lahaa ballan-qaadyo ay hore dalka ugu yabooheen Xarunta King Salmaan iyo Sa\u2019udi Fun.<\/p>\n<p>Balan-qaadyadaas ayaa la xariiray mashaariic hormarineed iyo gargaar oo ay ku jiraan dhismaha xarumaha gargaarka deg degga ah ee maamul gobolleedyada, ceelal biyood, bakhaarrada gargaarka, qalab caafimaad, dab-damisyo iyo Aambalaasyo, kuwaaso oo qaarkood la soo ansixiyay walina soo gaarin hay\u2019adda SoDMA.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta ku qaabilay xarunta qaran ee howl-gallada gurmadka deg degga ah ee NEOC, Safiirka Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga Danjire Aweys Xaaji. Shirkaan waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin sidii Danjire Aweys u daba-gal diblomaasiyadeed ugu sameyn lahaa ballan-qaadyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":520100,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520099","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520099"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520101,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520099\/revisions\/520101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520100"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}