{"id":520047,"date":"2024-08-28T16:46:23","date_gmt":"2024-08-28T13:46:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520047"},"modified":"2024-08-28T16:46:23","modified_gmt":"2024-08-28T13:46:23","slug":"hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-kaalmo-u-dirtay-deegaannada-lambar-50","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-kaalmo-u-dirtay-deegaannada-lambar-50\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka oo kaalmo u dirtay deegaannada Lambar 50"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Hay&#8217;adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta shixnad gargaar ah u dirtay deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellada hoose.<\/p>\n<p>Gaadiidkaan ayaa gaaraya 8-aad Gaari waxaa saaran shixnado Gargaar ah oo ka kooban qeybaha raashinka, waxaana looguna talagalay bulshada ku dhaqan degaankaas oo iskugu darsoomeen abaaro daba-dheeraaday, colaado iyo fatahaado siyaabo kala duwan u saameeyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Hay&#8217;adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta shixnad gargaar ah u dirtay deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellada hoose. Gaadiidkaan ayaa gaaraya 8-aad Gaari waxaa saaran shixnado Gargaar ah oo ka kooban qeybaha raashinka, waxaana looguna talagalay bulshada ku dhaqan degaankaas oo iskugu darsoomeen abaaro daba-dheeraaday, colaado iyo fatahaado siyaabo kala duwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":520048,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520047","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520047","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520049,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520047\/revisions\/520049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520048"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}