{"id":520039,"date":"2024-08-28T12:53:57","date_gmt":"2024-08-28T09:53:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=520039"},"modified":"2024-08-28T12:56:24","modified_gmt":"2024-08-28T09:56:24","slug":"guddoomiyaha-maxkamada-sare-oo-furay-shirka-madasha-garsoorka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-maxkamada-sare-oo-furay-shirka-madasha-garsoorka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo furay Shirka Madasha Garsoorka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare dalka, Mudane Bashe Yusuf Axmed, ayaa si rasmi ah u furay Shirka madasha garsoorayaasha.<\/p>\n<p>Madashan ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa dooddo xiiso leh iyo aragtiyo qiimo leh oo kor u qaadi doona hannaanka garsoorka dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed oo ka haflay madashan ayaa yiri&#8221; Dambiyada ka dhaca dunida waa kuwa sii hormaraya marka waa in Garsoorkeena uu bartaa sidii uu ula Jaanqaadi lahaa fahamka Xeerarkeena iyo dambiyada nagu cusub&#8221;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare dalka, Mudane Bashe Yusuf Axmed, ayaa si rasmi ah u furay Shirka madasha garsoorayaasha. Madashan ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa dooddo xiiso leh iyo aragtiyo qiimo leh oo kor u qaadi doona hannaanka garsoorka dalka. Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed oo ka haflay madashan ayaa yiri&#8221; Dambiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":520042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-520039","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520041,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520039\/revisions\/520041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/520042"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}