{"id":519897,"date":"2024-08-26T10:36:03","date_gmt":"2024-08-26T07:36:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519897"},"modified":"2024-08-26T10:42:00","modified_gmt":"2024-08-26T07:42:00","slug":"waiiru-dowlaha-caddaaladda-iyo-dastuurka-xfs-deegaanadii-laga-saaray-khawaarijta-waxaan-ka-hirgalinay-adeegga-garsoorka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waiiru-dowlaha-caddaaladda-iyo-dastuurka-xfs-deegaanadii-laga-saaray-khawaarijta-waxaan-ka-hirgalinay-adeegga-garsoorka\/","title":{"rendered":"Waiiru dowlaha Caddaaladda :Deegaanadii laga saaray Khawaarijta waxaan ka hirgalinay adeegga garsoorka\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ku simaha Wasiirka Ahna Wasiiru Dowlada Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Muumino Sheekh Cumar,<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240826_102124_746.sdocx-->oo ka qeyb galeysay Bandhigga waxaqabadka xukuumadda Dan-qaran ayaa sheegtay in degaannada laga xoreeyay khawaarijta la gaarsiiya hay&#8217;adahii garsoorka dalka.<\/p>\n<p>\u201cDeegaanadii laga saaray Khawaarijta waxaan ka hirgalinay adeegga garsoorka\u201d Avv Muumino Sheikh Wasiir dowlada Caddaaladda iyo Dastuurka XFS.<\/p>\n<p>Muumino Sheikh wasiiru dowlaha Caddaaladda iyo Dastuurka aya intaa hadalkeeda ku dartay in wasaaradu ay ku guuleysatay hagaajinta laamaha caddaaladda dalka,sidoo kale ay dib u heshiisiin ay ka sameyeen degaan dhowr oo laga saaray khawaarijta.<\/p>\n<p>Waxa ay tilmaatay wasiiru dowlaha in ay guul ka gaareen afar qodob oo kala ah hannaanka wada xaajoodka,garsoorka hannaanka qaab dhismeedka amniga Qaranka iyo nidaamka doorashooyinka xisbiyada iyo kuwa kale.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240826_100701_093.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ku simaha Wasiirka Ahna Wasiiru Dowlada Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Muumino Sheekh Cumar,oo ka qeyb galeysay Bandhigga waxaqabadka xukuumadda Dan-qaran ayaa sheegtay in degaannada laga xoreeyay khawaarijta la gaarsiiya hay&#8217;adahii garsoorka dalka. \u201cDeegaanadii laga saaray Khawaarijta waxaan ka hirgalinay adeegga garsoorka\u201d Avv Muumino Sheikh Wasiir dowlada Caddaaladda iyo Dastuurka XFS. Muumino Sheikh wasiiru dowlaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":519898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519897","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519897"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519905,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519897\/revisions\/519905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}