{"id":519800,"date":"2024-08-25T08:28:06","date_gmt":"2024-08-25T05:28:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519800"},"modified":"2024-08-25T08:28:06","modified_gmt":"2024-08-25T05:28:06","slug":"waxqabadkii-ballaarnaa-ee-u-qabsoomey-labadii-sano-ee-lasoo-dhaafey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waxqabadkii-ballaarnaa-ee-u-qabsoomey-labadii-sano-ee-lasoo-dhaafey\/","title":{"rendered":"waxqabadkii ballaarnaa ee u qabsoomey labadii sano ee lasoo dhaafey."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo qeyb ka ah Bandhigga waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ayaa soo bandhigtey waxqabadkii ballaarnaa ee u qabsoomey labadii sano ee lasoo dhaafey.<\/p>\n<p>Bandhigga waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran qeyteeda Caafimaadka xubnaha ka qeyb galaya waxaa hogaaminaya Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam waxaana qeyb ka ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryama Maxamed Xuseen, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Guuleed Cabdijaliil, Agaasime waaxeedyo iyo howl wadeeno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudadii labada sano aheyd ee lasoo dhaafey waxaa u hirgaley tallaabooyin waa wayn taasoo qeyb ka ah bandhigga carwada waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran oo ilaa hadda ka socota Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay dhawaan idinla wadaageysaa qodobada wax ku oolka ah ee u hirgaley iyo heerka uu marayo nidaamka Caafimaadka Soomaaliya oo ku jira geediga Caafimaadka loo dhanyahay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-519801\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563500260-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563500260-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563500260-1024x684.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563500260-768x513.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563500260-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563500260-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563500260-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563500260-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563500260.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-519802\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563469817-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563469817-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563469817-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563469817-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563469817-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563469817.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-519803\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563457869-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563457869-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563457869-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563457869-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563457869-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/FB_IMG_1724563457869.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo qeyb ka ah Bandhigga waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ayaa soo bandhigtey waxqabadkii ballaarnaa ee u qabsoomey labadii sano ee lasoo dhaafey. Bandhigga waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran qeyteeda Caafimaadka xubnaha ka qeyb galaya waxaa hogaaminaya Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":519801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519800","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519804,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519800\/revisions\/519804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519801"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}