{"id":519790,"date":"2024-08-24T23:21:49","date_gmt":"2024-08-24T20:21:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519790"},"modified":"2024-08-24T23:21:49","modified_gmt":"2024-08-24T20:21:49","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-kormeeray-bandhigga-waxqabadka-xukuumadda-danqaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-kormeeray-bandhigga-waxqabadka-xukuumadda-danqaran\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo kormeeray bandhigga Waxqabadka Xukuumadda DanQaran"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mid mid u kormeeray bandhigga Waxqabadka Wasaaradaha Xukuumadda DanQaran oo labo sano jirsatay, kaas oo caawa lagu soo bandhigayo Munaasabad ka socota magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dhamaan Hay&#8217;adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigay muddada labada sano waxii u qabsoomay, kuwaas oo bulshada kala hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa dadka Soomaaliyeed faah-faahin dheer ka siiyay waxqabadkooda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa kormeerka ku weheliyay guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha kuxigeenka Xukuumadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mid mid u kormeeray bandhigga Waxqabadka Wasaaradaha Xukuumadda DanQaran oo labo sano jirsatay, kaas oo caawa lagu soo bandhigayo Munaasabad ka socota magaalada Muqdisho. Dhamaan Hay&#8217;adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigay muddada labada sano waxii u qabsoomay, kuwaas oo bulshada kala hadlay Warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":519791,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519790","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519790","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519790"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519792,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519790\/revisions\/519792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}