{"id":519734,"date":"2024-08-23T11:03:07","date_gmt":"2024-08-23T08:03:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519734"},"modified":"2024-08-23T11:03:07","modified_gmt":"2024-08-23T08:03:07","slug":"wasiir-kuxigeenka-arrimaha-guddaha-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-nairobi-shir-uga-qayb-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-kuxigeenka-arrimaha-guddaha-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-nairobi-shir-uga-qayb-galay\/","title":{"rendered":"Wasiir kuxigeenka Arrimaha Guddaha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Nairobi Shir uga qayb galay"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Wafti uu hoggaaminayey Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Cabdixakiin Xasan Ashkir ayna ka mid yihiin mas\u2019uuliyiin ka socday Hay\u2019adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Naiorbi ee dalka Kenya waxa ay kulan muhiim ah oo ku saabsan qiimaynta hirgalinta Aqoonsiga Danabeysan ee sharciga\u00a0 Soomaaliya la qaatay qaar ka mid ah Waddamada iyo Hay\u2019addaha deeq bixiyayaasha\u00a0 Soomaaliya taageera.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa ka qaybgalay madax ka socday Waddamada Norway, Sweden, Swizerland, Dernmak, Uk, Bangiga Aduunka, UNDP iyo Somali Joint Fund.<\/p>\n<p>Dood iyo falaqeyn dheer kadib, waxaa ay masuuliyiintii ka socday waddamadii shirka ka soo qayb galay iyo hay\u2019addahaba soo bandhigeen sida ay uga go\u2019antahay in ay Soomaaliya ka taageeraan hirgalinta Aqoonsiga Danabeysan Sharciga ah.<\/p>\n<p>Intaas kadib Wasiir Cabdixakiin Xasan Ashkir oo soo xiray shirka ayaa ugu mahad celiyey wadamadii iyo hay\u2019adihii shirka kasoo qayb galay taageerada ay la garab taaganyihiin dhisamaha hay\u2019adaha dowladda iyo taageeradooda dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Wafti uu hoggaaminayey Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Cabdixakiin Xasan Ashkir ayna ka mid yihiin mas\u2019uuliyiin ka socday Hay\u2019adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Naiorbi ee dalka Kenya waxa ay kulan muhiim ah oo ku saabsan qiimaynta hirgalinta Aqoonsiga Danabeysan ee sharciga\u00a0 Soomaaliya la qaatay qaar ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":519735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519734","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519736,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519734\/revisions\/519736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}