{"id":519681,"date":"2024-08-22T22:04:55","date_gmt":"2024-08-22T19:04:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519681"},"modified":"2024-08-23T12:05:50","modified_gmt":"2024-08-23T09:05:50","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-ka-warbixiyey-waxyaabaha-u-qabsoomay-xukuumadda-danqaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-ka-warbixiyey-waxyaabaha-u-qabsoomay-xukuumadda-danqaran\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo ka warbixiyey waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda DanQaran"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) &#8211; Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda DanQaran mudadii labada sano ee ay jirtay ayaa ka hadlay arrimo badan oo xaaladda dalka ku saabsan.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse ayaa\u00a0 yiri \u201cDastuurka wax badan ayuu soo jiitamay, inaga oo ka duulayno in waqti kale sii qaato ayaan dooranay in la dardargaliyo dhameystirkiisa, sidoo kale ka Xukuumad ahaan waxaa naga go\u2019an in shacabka ay doortaan dadkii ku matali lahaa DFS iyo Dowlad goboledyada&#8221;.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa mar uu ka hadlayay doorka shacabka ee arrimaha doorashada waxa uu yiri \u201cShacabka waa in ay nagu taageeran in aan awooda u soo celino si ay u doortaan dadka ay doonayaan.\u201d<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre \u201cWaxaan ku dadaalnay in aan lagu noqon doorashadii hore oo kale ee dalku khatarta ku galay, sanadkii u horreeyey ayaan billownay oo ku dhaqaaqnay hirgelinta doorasho ay dadweynuhu ku dooranayaan labada heer madaxda dowladda, Xukuumadduna waxa ay diyaarisay shuruucdii doorashooyinka, una gudbisay labada gole ee Baarlamaanka.\u201d<\/p>\n<p>Mudane Xamsa oo ka hadlayay horumarka dowladda ay ka gaartay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta ayaa bogaadiyay geesiyaasha Qaranka iyo dadka deegaanka.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Qaranka waxa ay khawaarijta ka sareen dhul ka badan 215 goob, waxa ay dileen in ka badan 5,000 oo khawaarij ah, waxaan sidoo kale xirnay akoonno iyo baro ay wararka been abuurka ku faafi jireen.\u201d. Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlayey xadgudubka Ethiopia ee madax banaanida dhuleed ee Soomaaliya ayaa yiri \u201cItoobiya waxaan soo istaajinay meel cidlo ah, Badeenna in xoog lagula wareegana ma ogolin, mana aqbalayno.\u201d<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS oo ka hadlayey tabashada Ganacsatada ayaa yiri \u201cGanacsatada dhammaan qodobadii ay ka sheeganayeen waan xalinay, sidoo kale heshiisyada ay Xuukumadda soo gasho waxaan horgeynaa Baarlamaanka JFS.\u201d<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-519681 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-ka-warbixiyey-waxyaabaha-u-qabsoomay-xukuumadda-danqaran\/img-20240822-wa0025\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/IMG-20240822-WA0025-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-ka-warbixiyey-waxyaabaha-u-qabsoomay-xukuumadda-danqaran\/img-20240822-wa0024\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/IMG-20240822-WA0024-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-ka-warbixiyey-waxyaabaha-u-qabsoomay-xukuumadda-danqaran\/img-20240822-wa0022\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/IMG-20240822-WA0022-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-ka-warbixiyey-waxyaabaha-u-qabsoomay-xukuumadda-danqaran\/img-20240822-wa0023\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/IMG-20240822-WA0023-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-ka-warbixiyey-waxyaabaha-u-qabsoomay-xukuumadda-danqaran\/img-20240822-wa0021\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/IMG-20240822-WA0021-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-ka-warbixiyey-waxyaabaha-u-qabsoomay-xukuumadda-danqaran\/img-20240822-wa0020\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/IMG-20240822-WA0020-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-ka-warbixiyey-waxyaabaha-u-qabsoomay-xukuumadda-danqaran\/img-20240822-wa0019\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/IMG-20240822-WA0019-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) &#8211; Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda DanQaran mudadii labada sano ee ay jirtay ayaa ka hadlay arrimo badan oo xaaladda dalka ku saabsan. Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse ayaa\u00a0 yiri \u201cDastuurka wax badan ayuu soo jiitamay, inaga oo ka duulayno in waqti kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":519686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519681","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519681","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519681"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519691,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519681\/revisions\/519691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}