{"id":519633,"date":"2024-08-22T11:46:04","date_gmt":"2024-08-22T08:46:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519633"},"modified":"2024-08-22T11:47:36","modified_gmt":"2024-08-22T08:47:36","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-guddoomiyay-shir-loogu-diyaar-garoobayo-madasha-shiinaha-iyo-afrika-focac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-guddoomiyay-shir-loogu-diyaar-garoobayo-madasha-shiinaha-iyo-afrika-focac\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo guddoomiyay shir loogu diyaar garoobayo Shirka Madasha Shiinaha iyo Afrika (FOCAC)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa shir-guddoomiyay kulan wadatashi heer Wasiir ah oo lagaga hadlayay ajandayaasha qaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay la hortagi doonto Madasha sagaalaad ee Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo lagu wado in lagu qabto Magaalada Beijing inta u dhexeysa 4-6 September.<\/p>\n<p>Wasiirrada ayaa intii kulanka ay ku guda-jireen kaga doodeen dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin siyaasadda, amniga, maalgeshiga, waxbarashada sare, teknoolojiyadda, tamarta, biyaha, beeraha, ganacsiga iyo kaluumaysiga.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay diiradda saaraysaa sidii ay mashruuc maalgelin ugu heli lahayd biyo caafimaad-san loogu gelin doono guryaha caasimadda Muqdisho si dadku uga faa\u2019iidaystaan adeeggaasi biyaha nadiifka ah, taasoo muujineysa sida ay dowladda uga go\u2019an tahay horumarinta xaaladaha nololeed ee dadka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa shir-guddoomiyay kulan wadatashi heer Wasiir ah oo lagaga hadlayay ajandayaasha qaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay la hortagi doonto Madasha sagaalaad ee Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo lagu wado in lagu qabto Magaalada Beijing inta u dhexeysa 4-6 September. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":519634,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519633","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519633","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519633"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519633\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519637,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519633\/revisions\/519637"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519633"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519633"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519633"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}