{"id":519573,"date":"2024-08-21T14:03:53","date_gmt":"2024-08-21T11:03:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519573"},"modified":"2024-08-21T14:04:06","modified_gmt":"2024-08-21T11:04:06","slug":"soomaaliya-oo-ka-qayb-gashay-shirweynaha-ganacsiga-africa-iyo-hindiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-qayb-gashay-shirweynaha-ganacsiga-africa-iyo-hindiya\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya"},"content":{"rendered":"<p>New Delhi-(SONNA)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha\u2019\u00a0 Mudane Cabdisalaam Shariif Xusseen, ayaa ka qayb galay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya (Indian African conclave 19th CII)\u00a0 oo ka socdo magaalada New Delhi ee caasimadda dalka Hindiya.<\/p>\n<p>Shirka oo sanadle ah ayaa waxaa ka qayb galay mas\u2019uuliyiin iyo wakiillo ka socda inta badan dalalka Qaaradda Africa, \u00a0waxanay madaxda halkaasi ka hadashay sheegeen in kobaca ganacsi iyo dhaqaalaha Qaarada Africa uu dardar xooggan ku socdo.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka dalka Hindiya, Jagdeep Dhankar ayaa ku dheeraaday xiriirka Hindiya iyo Africa maalgashiyada labada dhinac iyo sida ay weli diyaarka ugu yihiin in ganacsiga iyo suuqyada Africa wax soo saarkooda kor loo qaado.<\/p>\n<p>Africa iyo Hindiya ayaa inta badan waxaa ka dhexeeya iskaashi dhinacyada dhaqaalaha,\u00a0 ganacsiga\u00a0 iyo maalgashiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New Delhi-(SONNA)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha\u2019\u00a0 Mudane Cabdisalaam Shariif Xusseen, ayaa ka qayb galay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya (Indian African conclave 19th CII)\u00a0 oo ka socdo magaalada New Delhi ee caasimadda dalka Hindiya. Shirka oo sanadle ah ayaa waxaa ka qayb galay mas\u2019uuliyiin iyo wakiillo ka socda inta badan dalalka Qaaradda Africa, \u00a0waxanay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":519574,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519573","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519573","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519573"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519575,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519573\/revisions\/519575"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519574"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}