{"id":519484,"date":"2024-08-20T13:48:14","date_gmt":"2024-08-20T10:48:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519484"},"modified":"2024-08-20T13:48:46","modified_gmt":"2024-08-20T10:48:46","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-la-kulmay-madaxa-midowga-yurub-u-qaabbilsan-arrimaha-baniaadannimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-la-kulmay-madaxa-midowga-yurub-u-qaabbilsan-arrimaha-baniaadannimada\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Madaxa Midowga Yurub u qaabbilsan arrimaha Bani\u2019aadannimada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay\u2019adda kula kulmay Madaxa Midowga Yurub u qaabbilsan arrimaha Bani\u2019aadannimada ee Xafiiska Soomaaliya EU ECHO Md. Javier Rio Navarro.<\/p>\n<p>Kkulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda Bani\u2019aadannimo ee dalka, howlaha hortabinta leh ee ku aaddan ka hortagga xaaladaha ka dhalan kara is-beddellada cimillada iyo sare u qaadista kartida hay\u2019adaha ka shaqeeya gargaarka ee heer maamul gobaleed iyo heer Federaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay\u2019adda kula kulmay Madaxa Midowga Yurub u qaabbilsan arrimaha Bani\u2019aadannimada ee Xafiiska Soomaaliya EU ECHO Md. Javier Rio Navarro. Kkulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda Bani\u2019aadannimo ee dalka, howlaha hortabinta leh ee ku aaddan ka hortagga xaaladaha ka dhalan kara is-beddellada cimillada iyo sare u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":519485,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519484","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519484","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519484"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519484\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519487,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519484\/revisions\/519487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519485"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}