{"id":519436,"date":"2024-08-19T11:21:33","date_gmt":"2024-08-19T08:21:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519436"},"modified":"2024-08-19T11:21:33","modified_gmt":"2024-08-19T08:21:33","slug":"wasiiru-dowlaha-ganacsiga-xfs-oo-ka-qeyb-galaya-shirweynaha-ganacsiga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-ganacsiga-xfs-oo-ka-qeyb-galaya-shirweynaha-ganacsiga-afrika\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galaya shirweynaha Ganacsiga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiiru dowlahaWasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Sharif Hussein,ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada New Delhi,halkaa uu kaga qeyb gali doono shirweynaha Ganacsiga Afrika iyo Hindiya\u00a0oo maalinta barri ah ka furmaya dalkaas<\/p>\n<p>Siihayaha Safaaradda ahna Safiir Kuxigeenka Safaaradda Hindiya Abdifatah Abdullahi Nuur iyo xubnaha Safaaradda ayaa wasiirka iyo wafduga la socdo soo dhaweeyay.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240819_111016_637.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiiru dowlahaWasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Sharif Hussein,ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada New Delhi,halkaa uu kaga qeyb gali doono shirweynaha Ganacsiga Afrika iyo Hindiya\u00a0oo maalinta barri ah ka furmaya dalkaas Siihayaha Safaaradda ahna Safiir Kuxigeenka Safaaradda Hindiya Abdifatah Abdullahi Nuur iyo xubnaha Safaaradda ayaa wasiirka iyo wafduga la socdo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":519438,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519436","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519436"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519439,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519436\/revisions\/519439"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519438"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}