{"id":519427,"date":"2024-08-19T10:18:40","date_gmt":"2024-08-19T07:18:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519427"},"modified":"2024-08-19T10:22:39","modified_gmt":"2024-08-19T07:22:39","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-khawaarijta-kala-wareegay-degaanno-hootaga-degmada-luuq-ee-gobolka-gado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-khawaarijta-kala-wareegay-degaanno-hootaga-degmada-luuq-ee-gobolka-gado\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga Dalka oo khawaarijta kala wareegay degaanno hoostaga degmada Luuq ee Gobolka Gado"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed,\u00a0 iyo kuwa\u00a0 Daraawiishta jubbaland ayaa howlgal ka sameeyay waddada xiriirisa<br \/>\ndegmooyinka Luuq iyo Doloow ee Gobolka Gedo,halkaa oo khawaarijtu mudooyinkii dambe ay khawaarijtu ku dhibateynayeen dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa la wareegey fariisimo ay khawaarijtu ku lahayeen degaanada Shataaloow, \u00a0Aboow iyo laaqeey, iyadoo halkaasi khasaare xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta, sida ay Warbaahinta u sheegeen Saraakiisha hhowlgalka hoggaamineysay.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ee Gobolka Gedo Cali Xasan Cabdi oo howlgalka kadib Warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka, isaga oo sheegay inay degaano badan kala wareegeen Khawaarijta,hadana ay gacanta ciidanka dowladda ay ku jiraan.<\/p>\n<p>Degaannada iyo degmooyinka Gobolka Gedo ayaa waxaa intooda badan gacanta ku haaya Ciidamada xoogag dalka Soomaaliyeed,waxana qorshuhu yahay in goobaha kale ee khwaarijtu ku sugantahy laga xoreeyo,si bulshada u helaan nabad iyo xasilooni.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240819_100634_904.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed,\u00a0 iyo kuwa\u00a0 Daraawiishta jubbaland ayaa howlgal ka sameeyay waddada xiriirisa degmooyinka Luuq iyo Doloow ee Gobolka Gedo,halkaa oo khawaarijtu mudooyinkii dambe ay khawaarijtu ku dhibateynayeen dadka shacabka ah. Ciidamada ayaa la wareegey fariisimo ay khawaarijtu ku lahayeen degaanada Shataaloow, \u00a0Aboow iyo laaqeey, iyadoo halkaasi khasaare xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta, sida ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":487998,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519427","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519427","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519427"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519431,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519427\/revisions\/519431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/487998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}