{"id":519424,"date":"2024-08-19T09:59:38","date_gmt":"2024-08-19T06:59:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519424"},"modified":"2024-08-19T09:59:38","modified_gmt":"2024-08-19T06:59:38","slug":"taliska-ciidanka-xoogga-ay-qaadanayo-layli-sarakiil-cusub-oo-dalka-dibadiisan-wax-lagu-soo-bari-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-ciidanka-xoogga-ay-qaadanayo-layli-sarakiil-cusub-oo-dalka-dibadiisan-wax-lagu-soo-bari-doono\/","title":{"rendered":"Taliska Ciidanka Xoogga ay qaadanayo Layli Sarakiil Cusub oo dalka dibadiisan wax lagu soo bari doono"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu qaadanayaa Layli-sargaal cusub oo dalka dibadiisa wax lagu soo baridoono hadaba dhalinyaradda jecel inay kamid noqdaan waxaa laga doonayaa shuruudaha soo socdo.<\/p>\n<p>1-inuu yahay Soomaali<br \/>\n2-inuu maskax ahaan iyo jir ahaan caafimaad qabo<br \/>\n3-waa inuu haystaa Shahaadada dugsiga sare ee wasaaradda waxbarashadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya<br \/>\n4-shahaadadiisu waa inay ahaataa sanad dugsiyeedka 2022 -2023<br \/>\n5-waa in aysan ka hooseynin celceliska natiijada imtixaanka shahaada B iyo Wixii ka sareeya<br \/>\n6-soo codsadaha da,diisu waa inay u dhexeeysaa 18-sano jir ilaa 22 sano jir<\/p>\n<p>Hadaba cidii daneeyneeyso inay ka faaiideysato fursadaan uu soo bandhigay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa laga doonayaa in Email-kan j7@xds.gov.so ku soo dirsado warqad codsi ah shahadada dugsiga sare iyo Telefoonka lagala xiriiri karo wixii faah faahin dheerad kala xiriir Tilifoonkan +252615572850<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu qaadanayaa Layli-sargaal cusub oo dalka dibadiisa wax lagu soo baridoono hadaba dhalinyaradda jecel inay kamid noqdaan waxaa laga doonayaa shuruudaha soo socdo. 1-inuu yahay Soomaali 2-inuu maskax ahaan iyo jir ahaan caafimaad qabo 3-waa inuu haystaa Shahaadada dugsiga sare ee wasaaradda waxbarashadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 4-shahaadadiisu waa inay ahaataa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":519425,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519424","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519424"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519426,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519424\/revisions\/519426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519425"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}