{"id":519246,"date":"2024-08-16T19:05:09","date_gmt":"2024-08-16T16:05:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519246"},"modified":"2024-08-16T19:05:09","modified_gmt":"2024-08-16T16:05:09","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgallo-qorsheysan-ka-fuliyay-deegaano-dhaca-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgallo-qorsheysan-ka-fuliyay-deegaano-dhaca-gobolka-bakool\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano dhaca gobolka Bakool"},"content":{"rendered":"<p>Xuddur, (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano dhaca Waqooyiga Magaalada Xuddur ee gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa u jeedkiisu ahaa baacsiga maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo jid gooyo ka sameystay wadada Xariirisa Qurac-joome iyo magaalada Xudur ee gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa waxaa hogaaminayey Abaanduulaha Guutada 9-aad qabta 60-aad dhamme Cilmi Aadan Isaaq iyo Taliyaha sahanka guutada dhamme Aadan Gaabow isaaq.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xuddur, (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano dhaca Waqooyiga Magaalada Xuddur ee gobolka Bakool. Howlgalkan ayaa u jeedkiisu ahaa baacsiga maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo jid gooyo ka sameystay wadada Xariirisa Qurac-joome iyo magaalada Xudur ee gobolka Bakool. Howlgalkan ayaa waxaa hogaaminayey Abaanduulaha Guutada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":519247,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519246","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519246","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519246"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519246\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519248,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519246\/revisions\/519248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}