{"id":519235,"date":"2024-08-16T14:50:59","date_gmt":"2024-08-16T11:50:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519235"},"modified":"2024-08-16T14:52:46","modified_gmt":"2024-08-16T11:52:46","slug":"wasiirada-tamarta-dalalka-geeska-afrika-oo-yuganda-uga-qeybgalay-shirkii-19-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirada-tamarta-dalalka-geeska-afrika-oo-yuganda-uga-qeybgalay-shirkii-19-aad\/","title":{"rendered":"Wasiirada Tamarta Dalalka Geeska Afrika oo Yuganda uga qeybgalay shirkii 19 aad"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirada Wasaaradaha Tamarta ee dalalka geeska Afrika ayaa shirkoodii 19-aad waxaa uu uga furmay Magaalada Kambaala ee dalka Yuganda.<\/p>\n<p>Wasiru dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha DFS Maxamed C\/Laahi Faarax ayaa hoggaaminaya wafdiga Soomaaliya ee ka qeybgalaya shirkaasi oo ahmiyad gaar ah u leh dalka.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha ayaa sheegay in mudada uu socdo shirkaasi looga hadli doono sidii la isaga kaashan lahaa horumarka tamarta iyo sameynta hey\u2019ad maamusha suuqa korntada ee wadamada Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Shirkaasi waxaa goobjoog ka ahaa sii hayaha Safaaradda \u00a0Soomaaliya ee Dalka Yugaandha C\/Ladiif Maxamuud Cali .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirada Wasaaradaha Tamarta ee dalalka geeska Afrika ayaa shirkoodii 19-aad waxaa uu uga furmay Magaalada Kambaala ee dalka Yuganda. Wasiru dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha DFS Maxamed C\/Laahi Faarax ayaa hoggaaminaya wafdiga Soomaaliya ee ka qeybgalaya shirkaasi oo ahmiyad gaar ah u leh dalka. Wasiiru dowlaha ayaa sheegay in mudada uu socdo shirkaasi looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":519237,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519235","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519235"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519239,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519235\/revisions\/519239"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}