{"id":519133,"date":"2024-08-15T14:34:50","date_gmt":"2024-08-15T11:34:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519133"},"modified":"2024-08-15T14:41:02","modified_gmt":"2024-08-15T11:41:02","slug":"wasaaradda-maaliyadda-xfs-oo-war-cusub-ka-soo-saartay-canshuurta-gadidda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-maaliyadda-xfs-oo-war-cusub-ka-soo-saartay-canshuurta-gadidda\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Maaliyadda oo soo saartay warsaxafadeed ku saabsan canshuuraha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed ay ku wargelisay dhamaan ganacsiyadda kala gedisan in laga bilaabo taariikhdu marka ay tahay 18-ka Agoosto, 2024 ay qaan-sheegad kasta oo ay macaamiishoodu alaab ku gadanayaan ay ku daraan 5% oo ah qiimaha canshuurta gadida.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in \u201cWasaaradda ay dhawaan ku dhawaaqday casriyeynta hanaanka qaadista canshuurta gadida (Sales tax), oo ah canshuur dadban oo ay bixinayaan dadka iibsanaya badeecaddaha iyo adeegyada.\u201d<\/p>\n<p>Canshuurtan ayaa ahayd mid ay ganacsatu dowladda u qaadaan kadibna u shubaan waqtiga ay bixinayaan canshuuraha kale ee ku waajibay ganacsiyadooda.<\/p>\n<p>Halkan ka daalaco Warsaxaafadeedka wasaaradda:<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-519134 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/36ca3e15-1a06-4982-afd1-8bda21e1a7c0-741x1024.jpeg\" alt=\"\" width=\"741\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/36ca3e15-1a06-4982-afd1-8bda21e1a7c0-741x1024.jpeg 741w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/36ca3e15-1a06-4982-afd1-8bda21e1a7c0-217x300.jpeg 217w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/36ca3e15-1a06-4982-afd1-8bda21e1a7c0-768x1062.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/36ca3e15-1a06-4982-afd1-8bda21e1a7c0-860x1189.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/36ca3e15-1a06-4982-afd1-8bda21e1a7c0.jpeg 926w\" sizes=\"auto, (max-width: 741px) 100vw, 741px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed ay ku wargelisay dhamaan ganacsiyadda kala gedisan in laga bilaabo taariikhdu marka ay tahay 18-ka Agoosto, 2024 ay qaan-sheegad kasta oo ay macaamiishoodu alaab ku gadanayaan ay ku daraan 5% oo ah qiimaha canshuurta gadida. Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in \u201cWasaaradda ay dhawaan ku dhawaaqday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":519135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519133","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519133"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519140,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519133\/revisions\/519140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}