{"id":519124,"date":"2024-08-15T10:20:37","date_gmt":"2024-08-15T07:20:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519124"},"modified":"2024-08-15T10:22:29","modified_gmt":"2024-08-15T07:22:29","slug":"maamulka-degmada-matabaan-oo-dhagax-dhigay-qaybta-qaliimada-ee-isbitaalka-degmada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-degmada-matabaan-oo-dhagax-dhigay-qaybta-qaliimada-ee-isbitaalka-degmada\/","title":{"rendered":"Maamulka degmada Matabaan oo dhagax dhigay qaybta qaliimada ee Isbitaalka degmada"},"content":{"rendered":"<p>Matabaan, (SONNA): Maamulka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa dhagax dhigay qeybta qaliimada ee isbitaalka degmada, waxaana munaasabadda ka qeyb galay guddoomiyaha degmada Bashiir Cabdiraxmaan Sheekeeye iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Madaxa caafimaadka degmada Matabaan Aamina Daahir Cashuur<br \/>\noo warbaahinta Qaranka la hadashay ayaa ka warbixisay muhiimadda ay leedahay dhismaha qeybtan, waxayna shacabka gobolka ugu baaqday inay ka qayb qaataan balaadhinta isbitaalka.<\/p>\n<p>Dhismaha qeybta qaliimada ee lagu kordhin doono isbitaalka ayaa yimid ka dib codsi ay soo gudbiyeen shacabka ku dhaqan gobolka oo baahi weyn u qabay adeegan, waxaana ay ka codsadeen xildhibaanada iyo siyaasiyiinta matala gobolka in ay gacan ka geystaan dhameystirka dhismaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Matabaan, (SONNA): Maamulka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa dhagax dhigay qeybta qaliimada ee isbitaalka degmada, waxaana munaasabadda ka qeyb galay guddoomiyaha degmada Bashiir Cabdiraxmaan Sheekeeye iyo mas\u2019uuliyiin kale. Madaxa caafimaadka degmada Matabaan Aamina Daahir Cashuur oo warbaahinta Qaranka la hadashay ayaa ka warbixisay muhiimadda ay leedahay dhismaha qeybtan, waxayna shacabka gobolka ugu baaqday inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":519125,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519124","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519124"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519129,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519124\/revisions\/519129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519125"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}