{"id":519089,"date":"2024-08-14T14:07:40","date_gmt":"2024-08-14T11:07:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519089"},"modified":"2024-08-14T14:09:34","modified_gmt":"2024-08-14T11:09:34","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-ku-baaqay-in-loo-gurmado-dadkii-ku-hanti-beelay-suuqa-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-ku-baaqay-in-loo-gurmado-dadkii-ku-hanti-beelay-suuqa-jowhar\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo ku baaqay in loo gurmado dadkii ku hanti beelay suuqa Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo hay\u2019adda OCHA ayaa kormeeray suuqa hantiwadaag ee magaalada Jowhar, halkaas oo uu dhowaan ka kacay deb baaxad leh.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka ayaa suuqa kula kulmay qaar kamid ah dadkii ku hanti beelay, isagoo booqday 500 oo goobo ganacsi ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa dowladda Federaalka, dadka Soomaaliyeed ee uu Alle hantida siiyay iyo hay\u2019adaha gargaarka ugu baaqay in loo soo gurmado shacabkii ku xoolo beelay suuqa hantiwadaag ee magaalada Jowhar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo hay\u2019adda OCHA ayaa kormeeray suuqa hantiwadaag ee magaalada Jowhar, halkaas oo uu dhowaan ka kacay deb baaxad leh. Guddoomiyaha hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka ayaa suuqa kula kulmay qaar kamid ah dadkii ku hanti beelay, isagoo booqday 500 oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":519091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519089","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519090,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519089\/revisions\/519090"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}