{"id":519086,"date":"2024-08-14T13:26:06","date_gmt":"2024-08-14T10:26:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519086"},"modified":"2024-08-14T13:26:06","modified_gmt":"2024-08-14T10:26:06","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-qaabbilay-safiirka-soomaaliya-u-joogo-dowladda-britain","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-qaabbilay-safiirka-soomaaliya-u-joogo-dowladda-britain\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo qaabbilay Safiirka Soomaaliya u joogo dowladda Britain"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka XDS S\/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta xarunta Taliska Ciidanka xoogga dalka kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis.<\/p>\n<p>Safiirka UK ee Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka ayaa si qota dheer uga wada hadlay qorshaha dhismaha ciidanka xoogga, dib u habeynta xerooyinka Ciidanka iyo sare u qaadista taageerada Dowladda Britain ee dhanka Ciidanka Millateriga.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S\/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Dowladda Ingiriiska uga mahad-celiyay qorshaheeda dhanka horumarinta Ciidanka iyo garab istaagga dowlad dhiska Soomaaliya, wuxuuna taliyuhu Safiirka ku amaanay sida ay uga go&#8217;an tahay in uu ka dhabeeyo howlaha shaqo ee uu Soomaaliya u joogo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka XDS S\/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta xarunta Taliska Ciidanka xoogga dalka kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis. Safiirka UK ee Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka ayaa si qota dheer uga wada hadlay qorshaha dhismaha ciidanka xoogga, dib u habeynta xerooyinka Ciidanka iyo sare u qaadista taageerada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":519087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519086","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519086"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519088,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519086\/revisions\/519088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}