{"id":519070,"date":"2024-08-14T11:14:38","date_gmt":"2024-08-14T08:14:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519070"},"modified":"2024-08-14T11:14:38","modified_gmt":"2024-08-14T08:14:38","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-gaaray-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-gaaray-jowhar\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, waxaana Garoonka diyaaradaha magaaladaas ku soo dhaweeyey wasiirro iyo maamulka gobolka Shabeellada dhexe.<\/p>\n<p>Wafdiga Guddoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa qayb ka ahaa xubno ka socda Xafiiska hay\u2019adda Bini\u2019aadannimada Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya UNOCHA.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa magaalada Jowhar u gaaray qiimeynta iyo indha-indheenta qasaarihii ka dhashay dabkii dhowaan ka kacay suuqa ugu weyn ee magaalada Jowhar, wuxuuna xusay in la kulmi doonaan dadkii ku ganacsanayay suuqa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, waxaana Garoonka diyaaradaha magaaladaas ku soo dhaweeyey wasiirro iyo maamulka gobolka Shabeellada dhexe. Wafdiga Guddoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa qayb ka ahaa xubno ka socda Xafiiska hay\u2019adda Bini\u2019aadannimada Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya UNOCHA. Guddoomiyaha ayaa magaalada Jowhar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":519073,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519070","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519070"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519075,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519070\/revisions\/519075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519073"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}