{"id":519062,"date":"2024-08-14T09:02:41","date_gmt":"2024-08-14T06:02:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=519062"},"modified":"2024-08-14T09:02:41","modified_gmt":"2024-08-14T06:02:41","slug":"wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-qaadanayso-3000-oo-macallin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-qaadanayso-3000-oo-macallin\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada XFS oo qaadanayso 3,000 oo macallin"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ayaa soo bandhigtay in ay qaadaneyso 3,000 oo Macallimiin cusub ah, shaqadaas waxaa soo codsaday 26,570, oo kala ahaa (Rag 21,083, halka Gabdhuhu ay ahaayeen 5,487).<\/p>\n<p>Waxaa imtixaanka qoraalka ah usoo gudbay\u00a0 12,670 (Lab = 9546, dheddig = 3124).<\/p>\n<p>Halkan ayaad ka hubin kartaa in aad soo gudubtay.<\/p>\n<p>https:\/\/codsigamacallinimada.emis.gov.so\/ugudbay&#8230;<\/p>\n<p>Dhammaad.<\/p>\n<p>Waxii Faahfaahin intaa dheer fadlan ka xiriir<\/p>\n<p>Xafiiska Warbaahinta iyo xiriirka guud ee Wasaaradda Waxbarashada.<\/p>\n<p>Email: media@moe.gov.so<\/p>\n<p>Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare<\/p>\n<p><a href=\"mailto:Twitter.com\/@moecheSomalia\">Twitter.com\/@moecheSomalia<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ayaa soo bandhigtay in ay qaadaneyso 3,000 oo Macallimiin cusub ah, shaqadaas waxaa soo codsaday 26,570, oo kala ahaa (Rag 21,083, halka Gabdhuhu ay ahaayeen 5,487). Waxaa imtixaanka qoraalka ah usoo gudbay\u00a0 12,670 (Lab = 9546, dheddig = 3124). Halkan ayaad ka hubin kartaa in aad soo gudubtay. https:\/\/codsigamacallinimada.emis.gov.so\/ugudbay&#8230; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":519063,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-519062","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519062","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=519062"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519062\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":519064,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/519062\/revisions\/519064"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/519063"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=519062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=519062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=519062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}