{"id":518894,"date":"2024-08-12T08:43:34","date_gmt":"2024-08-12T05:43:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518894"},"modified":"2024-08-12T08:43:34","modified_gmt":"2024-08-12T05:43:34","slug":"guddiga-arrimaha-xabsiyada-ee-bjfs-oo-kulan-la-qaatay-masuuliyiin-ka-socotay-hayadaha-unsom-iyo-undc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-arrimaha-xabsiyada-ee-bjfs-oo-kulan-la-qaatay-masuuliyiin-ka-socotay-hayadaha-unsom-iyo-undc\/","title":{"rendered":"Guddiga arrimaha xabsiyada ee BJFS oo kulan la qaatay mas\u2019uuliyiin ka socotay Hay&#8217;adaha UNSOM iyo UNDC"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho Agoosto,(SONNA):- Guddiga arrimaha xabsiyadda ee golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyaddda federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay mas\u2019uuliyiin ka socotay Hay&#8217;adaha UNSOM iyo UNDC,waxaana kulanka shir guddoominayay guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo ay wehliyaan xubnaha guddiga.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa looga hadlay xaaladaha xabsiga dhexe ee Xamar iyo sidii wax loogu qaban lahaa iyo sidoo kale horumarinta xabsiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddiga ayaa hay\u2019dahan kala hadlay sidii xabsiyda dalka loogu dhameystiri lahaa adeegyada ay u baahanyihiin,waxyaabaha sida gaarka ah kulankan loogaga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa sidii daryeel dhameystiran u heli lahaayeen maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240812_084225_178.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho Agoosto,(SONNA):- Guddiga arrimaha xabsiyadda ee golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyaddda federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay mas\u2019uuliyiin ka socotay Hay&#8217;adaha UNSOM iyo UNDC,waxaana kulanka shir guddoominayay guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo ay wehliyaan xubnaha guddiga. Kulanka waxaa looga hadlay xaaladaha xabsiga dhexe ee Xamar iyo sidii wax loogu qaban lahaa iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":518895,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518894","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518896,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518894\/revisions\/518896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}