{"id":518775,"date":"2024-08-10T14:52:05","date_gmt":"2024-08-10T11:52:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518775"},"modified":"2024-08-10T14:53:18","modified_gmt":"2024-08-10T11:53:18","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-horay-ayaan-dalkaan-madaxweyne-uga-soo-noqday-kursigana-iskuma-dhajin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-horay-ayaan-dalkaan-madaxweyne-uga-soo-noqday-kursigana-iskuma-dhajin\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh \u201cHoray ayaan dalkaan Madaxweyne uga soo noqday kursigana iskuma dhajin.&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"x1swvt13 x1pi30zi xyamay9\">\n<div>\n<div class=\"xjkvuk6\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay mas&#8217;uuliyiin kala duwan ee Dowladda iyo kuwa maamul gobolleedyada in ay u istaagaan ka shaqeynta horumarka dalka, isagoo dhanka kale, carabka ku adkeeyay in uusan diyaar u ahayn muddo kororsi oo doorashada waqtigeeda ay ku qaban doonaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\u201cHoray ayaan dalkaan Madaxweyne uga soo noqday kursigana iskuma dhajin haatana diyaar uma ihi muddo kororsi, xaqna uma lihi in aan iska joogo.&#8221; ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, madaxweynaha ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay inaan yareyno shakiga iyo cabsida ka muujineyno xaalada dalka, islamarkaana qof kasta uu ka shaqeeyo sidii loo adkeyn lahaa nabadda iyo horumarka la gaaray.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ugu dambeyn, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khudbaddii jimcaha kaga hadlay dardargalinta dagaalka Khawaarijta looga ciribtirayo deegaannada kooban ee ay kaga harsan yihiin dalka, kororka dhaqaalaha iyo hirgelinta qorshaha Dimuquraadiyeynta iyo hanaanka doorashooyinka dalka.<\/div>\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf x1n2onr6 x1iyjqo2 x2lwn1j xw7yly9\">\n<div class=\"x1jx94hy x78zum5 xdt5ytf x1iyjqo2 x1ja2u2z x6ikm8r x10wlt62\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay mas&#8217;uuliyiin kala duwan ee Dowladda iyo kuwa maamul gobolleedyada in ay u istaagaan ka shaqeynta horumarka dalka, isagoo dhanka kale, carabka ku adkeeyay in uusan diyaar u ahayn muddo kororsi oo doorashada waqtigeeda ay ku qaban doonaan. \u201cHoray ayaan dalkaan Madaxweyne uga soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":516270,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518775","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518775","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518775"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518775\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518779,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518775\/revisions\/518779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518775"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518775"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518775"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}