{"id":518737,"date":"2024-08-09T14:08:25","date_gmt":"2024-08-09T11:08:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518737"},"modified":"2024-08-09T14:10:36","modified_gmt":"2024-08-09T11:10:36","slug":"xildhibaan-cabdisamad-oo-dhagax-dhigay-ceelbiyood-laga-hirgaliyay-gaalgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-cabdisamad-oo-dhagax-dhigay-ceelbiyood-laga-hirgaliyay-gaalgaduud\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Cabdisamad oo dhagax-dhigay ceelbiyood laga hirgaliyay Gaalgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa dhagax-dhigey ceel biyood laga hirgaliyay tuulloyin hoostaga deegaanka Gadoon ee Gobolka Gaalgaduud.<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo ka hadlay xafladdaasi ayaa ka waramay baahida loo qabo biyaha iyo sida ay lagama marmaanka u tahay in la helo adeegyada aasaasiga ah ee ay baahan yihiin shacabka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdisamad ayaa kula dardaarmay bulshada deegaanadaasi in ay si wadajir ah uga faa\u2019ideystaan adeegga biyaha oo taabanaya nolosha dadka iyo xoolaha.<\/p>\n<p>Xafladda dhagax-dhigga waxaa goobjoogayaal ka ahaa xldhibaan Cibaado Yuusuf Axmed,Wasiiru dowlaha Tamarta Galmudug Shariif Maxamuud Cali,Taliyaha Ciidanka Boliiska Galmudug Khaliif C\/lle Maalin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa dhagax-dhigey ceel biyood laga hirgaliyay tuulloyin hoostaga deegaanka Gadoon ee Gobolka Gaalgaduud. Xildhibaanka oo ka hadlay xafladdaasi ayaa ka waramay baahida loo qabo biyaha iyo sida ay lagama marmaanka u tahay in la helo adeegyada aasaasiga ah ee ay baahan yihiin shacabka. Xildhibaan Cabdisamad ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":518739,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518737","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518737"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518743,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518737\/revisions\/518743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518739"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}