{"id":518652,"date":"2024-08-08T10:19:24","date_gmt":"2024-08-08T07:19:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518652"},"modified":"2024-08-08T10:21:57","modified_gmt":"2024-08-08T07:21:57","slug":"liibaan-neeleey-macawiisley-duur-iyo-deegaan-meelkasta-oo-ay-galaan-khawaarijta-waan-uga-daba-tagaynaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/liibaan-neeleey-macawiisley-duur-iyo-deegaan-meelkasta-oo-ay-galaan-khawaarijta-waan-uga-daba-tagaynaa\/","title":{"rendered":"Liibaan Neeleey (Macawiisley) \u201cDuur iyo deegaan meelkasta oo ay galaan Khawaarijta waan uga daba-tagaynaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Ceeldheer, (SONNA): Ciidamada deegaanka ee ku sugan koonfurta gobolka Galgaduud ayaa xaqiijiyay in ay aad ugu niyad san yihiin dagaalka ka dhanka ah kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ee ka socda bartamaha dalka.<\/p>\n<p>Liibaan Maxamed (Neeleey) oo ka mid ah macawisleyda Galgaduud oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ay ku guuleysteen howlgal ay saaka ka sameeyeen deegaanka Buur Calooleey.<\/p>\n<p>Liibaan ayaa sheegay in Khawaarijta looga daba tagi doono ilaa degaanada Jowlo, Galhareeri iyo Ceel-buur, duur iyo deegaan meelkasta oo ay galaan.<\/p>\n<blockquote><p><em>&#8220;Halgankii socday, guulo waaweyn ayaa laga gaaray waxaana lagu xureeyay deegaano badan oo ka tirsan miyiga gobolka Galguduud, waxaana diyaar u nahay inaan xoreyno dhammaan deegaannada gobolka.&#8221;<\/em><\/p><\/blockquote>\n<p>Ciidamada dowladda oo ay wehlinayaan kuwa deegaanka ayaa weli sii wada howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta looga xoreynayo dhul hor leh oo ku yaalla deegaannada gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceeldheer, (SONNA): Ciidamada deegaanka ee ku sugan koonfurta gobolka Galgaduud ayaa xaqiijiyay in ay aad ugu niyad san yihiin dagaalka ka dhanka ah kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ee ka socda bartamaha dalka. Liibaan Maxamed (Neeleey) oo ka mid ah macawisleyda Galgaduud oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ay ku guuleysteen howlgal ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":518653,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518652","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518652","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518652"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518652\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518657,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518652\/revisions\/518657"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518652"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518652"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518652"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}