{"id":518558,"date":"2024-08-06T23:18:15","date_gmt":"2024-08-06T20:18:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518558"},"modified":"2024-08-06T23:18:15","modified_gmt":"2024-08-06T20:18:15","slug":"golaha-wasiirada-xfs-oo-caawa-yeeshay-kulan-deg-deg-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirada-xfs-oo-caawa-yeeshay-kulan-deg-deg-ah\/","title":{"rendered":"Golaha wasiirada XFS oo caawa yeeshay Kulan Deg deg ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra\u2019iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg ah oo looga hadlayey qaraxii argagixiso ee ka dhacay xeebta Liido Jimcihii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Golaha ayaa ku dhawaaqay caawa in ay lacag Nus Milyan Dollar ah Xukuumaddu ugu talagashay in la siiyo dadka waxyeelladu ka soo gaartay qaraxaasi, halka Ra\u2019iisul Wasaaruhu mushaarkiisa Bishan uu u jaray gurmadka dadka waxyeelladu soo gaartay, iyadoo dhammaan xubnaha Golaha Wasiirradana ay mushaharaadkooda qayb ka mid ah u jareen.<\/p>\n<p>Lacagtan ayaa loogu talagalay in lagu taageero dhaawacyada iyo dib-u-dhiska nolosha dadka ay dhibaatadu soo gaartay weerarkaasi bahalnimo ee lagu xasuuqay shacab aan waxba galabsan. Xukuumadda ayaa qaadday tallaabooyin lagu xaqiijinayo sugidda amniga shacabka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Golaha Wasiirrada ayaa caawa ansixiyay magacaabista Danjireyaal dalkeena uga hawlgali doona dibedda si loo dhameystito danaha diblomaasiyadeed ee aan ka leenahay caalamka.<br \/>\nWaxaana ay kala yihiin:<\/p>\n<p>1. Ibraahim Cumar Sheegow \u2013 Safiir<br \/>\n2. Sheekhnuur Maxamed Xasan \u2013 Safiir<br \/>\n3. Jaamac Xasan Khaliif \u2013 Safiir<br \/>\n4. Dr. Cabdulkhaadir A. Xaashi \u2013 Safiir<br \/>\n5. Fardowsa Maxamed Qanyare \u2013 Safiir<br \/>\n6. Faysal Axmed Salaad \u2013 Safiir<br \/>\n7. Abiib Muuse Faarax \u2013 Safiir<br \/>\n8. Dr. Hodan Cismaan Cabdi \u2013 Safiir<br \/>\n9. Ilyaas Cali Xasan \u2013 Safiir<br \/>\n10. Dr. Sakhawadiin Mustaf Maxamed \u2013 Safiir<br \/>\n11. Maxamed Abuukar Zubeer \u2013 Safiir<br \/>\n12. Cabdinuur Daahir Fiidow \u2013 Safiir<br \/>\n13. Cabdiweli Xirsi Cabdulle (Indhaguran) \u2013 Qunsul Guud<br \/>\n14. Cabdikariin Axmed Maxamed \u2013 Qunsul Guud<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra\u2019iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg ah oo looga hadlayey qaraxii argagixiso ee ka dhacay xeebta Liido Jimcihii la soo dhaafay. Golaha ayaa ku dhawaaqay caawa in ay lacag Nus Milyan Dollar ah Xukuumaddu ugu talagashay in la siiyo dadka waxyeelladu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":518559,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518558","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518560,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518558\/revisions\/518560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}