{"id":518551,"date":"2024-08-06T19:43:30","date_gmt":"2024-08-06T16:43:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518551"},"modified":"2024-08-06T19:43:30","modified_gmt":"2024-08-06T16:43:30","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-dayactirtay-ceel-biyoodka-deegaanka-daaru-nimca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-dayactirtay-ceel-biyoodka-deegaanka-daaru-nimca\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo dayactirtay Ceel-biyoodka deegaanka Daaru-nimca"},"content":{"rendered":"<p>Ruunnirgood (SONNA): Wasaaradda tamarta iyo khayraad biyaha dowladda FS oo kaashanaysa Hay\u2019adda UNICEF iyo shirkada Dalsan Construction ayaa dayactir balaaran ku sameeyay Ceel-biyoodka deegaanka Daaru-nimca oo hoosyimaad dagmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Guddoomiyha deegaanka Daarunimca Cabdi Taakow Qodoxow ayaa u mahadceliyay wasaaradda tamarta iyo khayraadka biyaha dowladda FS iyo Hay\u2019adda UNICEF oo ka soo jawaabay baahida dadka deegaanka isla markaasna u dayactiray Ceel-biyoodka deegaanka oo baahi weyn ay u qabeen.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka Daaru-nimca ayaa siweyn ugu mahadceliyay wasaarrada iyo hay&#8217;adda UNICEF iyaga oo sheegay in ay baahi weyn u qabeen Ceel-biyoodkan.<\/p>\n<p>Wasaaradda Tamarta iyo khayraadka biyaha ayaa dadaal ugu jirta in ay dadka deegaannada miyiga ah dagan gaarsiiso biyo nadiif ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ruunnirgood (SONNA): Wasaaradda tamarta iyo khayraad biyaha dowladda FS oo kaashanaysa Hay\u2019adda UNICEF iyo shirkada Dalsan Construction ayaa dayactir balaaran ku sameeyay Ceel-biyoodka deegaanka Daaru-nimca oo hoosyimaad dagmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Guddoomiyha deegaanka Daarunimca Cabdi Taakow Qodoxow ayaa u mahadceliyay wasaaradda tamarta iyo khayraadka biyaha dowladda FS iyo Hay\u2019adda UNICEF oo ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":518552,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518551","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518551"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518553,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518551\/revisions\/518553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}