{"id":518549,"date":"2024-08-06T18:54:46","date_gmt":"2024-08-06T15:54:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518549"},"modified":"2024-08-06T18:54:46","modified_gmt":"2024-08-06T15:54:46","slug":"hayadda-nisa-oo-muqdisho-ku-qabatay-dhagarqabayaal-ka-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-nisa-oo-muqdisho-ku-qabatay-dhagarqabayaal-ka-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda NISA oo Muqdisho ku qabatay dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ciidanka hay\u2019adda nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa hawlgal ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen waxay ku qabteen afar dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, kuwaas oo waday miinooyin ay qorsheeyeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxaa lagu samayn doonaa baaris dheeraad ah, si loo aruuriyo xogtooda, iyadoo la horkeeni doono hay\u2019adaha cadaadda ee awoodda u leh inay kiiskooda dhageystaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ciidanka hay\u2019adda nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa hawlgal ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen waxay ku qabteen afar dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, kuwaas oo waday miinooyin ay qorsheeyeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaa lagu samayn doonaa baaris dheeraad ah, si loo aruuriyo xogtooda, iyadoo la horkeeni doono hay\u2019adaha cadaadda ee awoodda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":425949,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518549","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518549","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518549"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518550,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518549\/revisions\/518550"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}