{"id":518527,"date":"2024-08-06T14:37:47","date_gmt":"2024-08-06T11:37:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518527"},"modified":"2024-08-06T14:37:47","modified_gmt":"2024-08-06T11:37:47","slug":"canab-xasan-cabdullahi-si-dalka-looga-ciribtiro-khawaarijta-waxaa-muhiim-ah-in-ay-shacabka-la-shaqeeyaan-ciidamada-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/canab-xasan-cabdullahi-si-dalka-looga-ciribtiro-khawaarijta-waxaa-muhiim-ah-in-ay-shacabka-la-shaqeeyaan-ciidamada-amniga\/","title":{"rendered":"Canab Xasan Cabdullahi \u201dSi dalka looga ciribtiro Khawaarijta waxaa muhiim ah in ay shacabka la shaqeeyaan ciidamada amniga,&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Canab Xasan Cabdullaahi oo ka mid ah\u00a0 ayaa sheegtay in ay Khawaarijtu gabaabsi yihiin,islamarkaana in yar oo fara ku tiris ah ay ku hareen deegaannada howdka ah, halkaas oo ay ciidamada geesiyaasha ku baacsanayaan.<\/p>\n<p>Si loo ciribtiro kooxda Khawaarijta ayay sheegtay in ay muhiim tahay in wada shaqeyn buuxda dhexmarto shacabka iyo laamaha amniga, iyadoo dhan kale, tilmaantay in ay Khawaarijta xilligan awooddooda aad u liidato loona baahan yahay in loo midowbo.<\/p>\n<p>\u201dSi dalka looga ciribtiro Khawaarijta waxaa muhiim ah inay wadashaqen buuxda yeeshaan shacabka iyo Ciidamada Ammaanka.\u201d ayey tiri Canab Xasan Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Shacabka Soomaaliyeed ayay ugu baaqday in aysan cadowga ka baqin oo ay iska dhiciyaan, maaddaama hadda sii dabar go&#8217;ayaan. Khawaarijta Al-shabaab ayaa dhacadadii ugu dambeeyay ku laayay dad rayid ah oo waxba galabsan,kuwaas oo ku sugnaa Xeebta Liido degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Canab Xasan Cabdullaahi oo ka mid ah\u00a0 ayaa sheegtay in ay Khawaarijtu gabaabsi yihiin,islamarkaana in yar oo fara ku tiris ah ay ku hareen deegaannada howdka ah, halkaas oo ay ciidamada geesiyaasha ku baacsanayaan. Si loo ciribtiro kooxda Khawaarijta ayay sheegtay in ay muhiim tahay in wada shaqeyn buuxda dhexmarto shacabka iyo laamaha amniga, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":518537,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518527","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518527","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518527"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518527\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518538,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518527\/revisions\/518538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}