{"id":518511,"date":"2024-08-06T09:09:20","date_gmt":"2024-08-06T06:09:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518511"},"modified":"2024-08-06T09:09:20","modified_gmt":"2024-08-06T06:09:20","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-mashaariic-ka-daah-furay-degmada-biyo-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-mashaariic-ka-daah-furay-degmada-biyo-cadde\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo mashaariic ka daah-furay degmada Biyo-cadde"},"content":{"rendered":"<p>Biyo-Cadde-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa daah-furay Dugsiga Hoose dhexe iyo Sare ee degmada Biyo-Cadde.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhagax-dhiggay:<\/p>\n<ol>\n<li>Xarunta Degmada<\/li>\n<li>\u2060Saldhigga Booliska<\/li>\n<li>\u2060Garoonka Kubbadda Cagta<\/li>\n<li>\u2060Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka<\/li>\n<li>\u2060Leyrarka cadceeda ku shaqeeyo<\/li>\n<\/ol>\n<p>\u201cIskuulka aan ka hirgelinay degmada Biyo-Cadde waxaan rajeynaa inuu soo saari doono arday tayo leh.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maali ka hor ku dhowaaqay in ay degmo tahay Biyo-Cadde, taas oo haatan loo dhmaystirayo dhammaan adeegyadii bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Biyo-Cadde-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa daah-furay Dugsiga Hoose dhexe iyo Sare ee degmada Biyo-Cadde. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhagax-dhiggay: Xarunta Degmada \u2060Saldhigga Booliska \u2060Garoonka Kubbadda Cagta \u2060Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka \u2060Leyrarka cadceeda ku shaqeeyo \u201cIskuulka aan ka hirgelinay degmada Biyo-Cadde waxaan rajeynaa inuu soo saari doono arday tayo leh.\u201d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":518512,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518511","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518513,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518511\/revisions\/518513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}