{"id":518383,"date":"2024-08-04T11:06:23","date_gmt":"2024-08-04T08:06:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518383"},"modified":"2024-08-04T11:06:23","modified_gmt":"2024-08-04T08:06:23","slug":"dowladaha-carabta-oo-si-adag-u-cambaareeyey-weerarkii-khawaarijta-ee-xeebta-liido","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladaha-carabta-oo-si-adag-u-cambaareeyey-weerarkii-khawaarijta-ee-xeebta-liido\/","title":{"rendered":"Dowladaha Carabta oo si adag u cambaareeyey weerarkii khawaarijta ee xeebta Liido"},"content":{"rendered":"<p>Dowladaha Sacuudi Carabiya, Qatar, Baxreyn, Kuwait, Masar iyo Jordan ayaa si ayaa si kulul u cambaareeyay Weerarkii khawaarijta ay ku qaaday Xeebta liido ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku shahiideen in ka badan 32 qof iyo dhaawaca kor u dhaafaya 63.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradaha Arrimaha Dibadda dalkaasi ayaa lagu sheegay inay xanuun la qeyb-sanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed, iyagoo tacsi tiiraanyo leh u soo diray Soomaaliya, una rajeeyay kuwa ku dhaawacmay caafimaad deg deg ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Dowladaha xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda ku garab yihiin la dagaalanka khawaarijta arxanka daran ee ka been sheegaysa Diinta Islaamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Sacuudi Carabiya, Qatar, Baxreyn, Kuwait, Masar iyo Jordan ayaa si ayaa si kulul u cambaareeyay Weerarkii khawaarijta ay ku qaaday Xeebta liido ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku shahiideen in ka badan 32 qof iyo dhaawaca kor u dhaafaya 63. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradaha Arrimaha Dibadda dalkaasi ayaa lagu sheegay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":518384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518383","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518383"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518385,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518383\/revisions\/518385"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}