{"id":518368,"date":"2024-08-04T08:55:38","date_gmt":"2024-08-04T05:55:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518368"},"modified":"2024-08-04T10:17:58","modified_gmt":"2024-08-04T07:17:58","slug":"wasiirka-wasaaradda-oo-guddoomiyay-shir-gaar-ah-oo-yeesheen-guddiga-gurmad-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-oo-guddoomiyay-shir-gaar-ah-oo-yeesheen-guddiga-gurmad-qaran\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada oo Guddoomiyay shir gaar ah oo yeesheen guddiga gurmad qaran"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa xalay Guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga gurmad qaran, kaas oo ka dhacay Xarunta dhexe ee Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka.<\/p>\n<p>kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji, Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra&#8217;iisulwasaaraha Xirsi Gaani , Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macallin Cabdulle,iyo qeybaha kala duwan ee bulshada .<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa qasaaraha guud xasuuqii khawaarijta ka geysatay Xeebta Liido, si guud dadka ay dhaawacyada soo gaareen\u00a0 ee ku kala jira isbitaallada kala duwan ee caasimada, waxyaabaha kale ee kulankaan looga hadlay waxaa kamid ah in dhaawacyada kuwooda daran dalka dibaddiisa loo qaado iyo in loo bandhigo dadka Soomaaliyeed gaar ahaan Ganacsatada\u00a0 si ay u caawin lahaayeen ehelada dadka dhintay iyo kuwa dhaawaca ah ee isbitaalada yaalla.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240804_085312_207.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa xalay Guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga gurmad qaran, kaas oo ka dhacay Xarunta dhexe ee Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka. kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji, Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra&#8217;iisulwasaaraha Xirsi Gaani , Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macallin Cabdulle,iyo qeybaha kala duwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":518369,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518368","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518368"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518375,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518368\/revisions\/518375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}