{"id":518334,"date":"2024-08-03T12:48:28","date_gmt":"2024-08-03T09:48:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518334"},"modified":"2024-08-03T12:51:21","modified_gmt":"2024-08-03T09:51:21","slug":"dad-shacab-ah-oo-ku-geeriyooday-miino-kooxda-khawaarijtu-dhigtay-jidka-u-dhexeeya-jowhar-iyo-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dad-shacab-ah-oo-ku-geeriyooday-miino-kooxda-khawaarijtu-dhigtay-jidka-u-dhexeeya-jowhar-iyo-balcad\/","title":{"rendered":"Dad shacab ah oo ku geeriyooday Miino kooxda Khawaarijtu dhigtay jidka u dhexeeya Jowhar iyo Balcad"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar(SONNA):-kooxda khawaarijta ee arxanka darran ayaa saaka qarax miino nooca dhulka la geliyo ah u dhigtay Dad Shacab ah oo ku safrayey Wadadda u dhexaysa Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad.<\/p>\n<p>sida ay Wakaaladda SONNA ku heshay xog hordhac ah Gaariga Qaraxa loo dhigay ayaa waxa saarnaa 11 qof oo Shacab waxana halkaas ku geeridooyaday 7 qof oo ka mid ah Rakaabkii Gaariga waxa sidoo kale Dhaawacyo kala duwan soo gaaray 4 qof oo kale.<\/p>\n<p>Dadka Shacabka ah ee Khawaarijtu qaraxa ku laysay ayaa waxa ku jira Dumar iyo Carruur yar yar.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar(SONNA):-kooxda khawaarijta ee arxanka darran ayaa saaka qarax miino nooca dhulka la geliyo ah u dhigtay Dad Shacab ah oo ku safrayey Wadadda u dhexaysa Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad. sida ay Wakaaladda SONNA ku heshay xog hordhac ah Gaariga Qaraxa loo dhigay ayaa waxa saarnaa 11 qof oo Shacab waxana halkaas ku geeridooyaday 7 qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":518336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518334","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518334"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518334\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518335,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518334\/revisions\/518335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}