{"id":518327,"date":"2024-08-03T11:42:27","date_gmt":"2024-08-03T08:42:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518327"},"modified":"2024-08-03T11:42:27","modified_gmt":"2024-08-03T08:42:27","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-booqday-shacabkii-ku-dhaawacmay-qaraxii-liido","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-booqday-shacabkii-ku-dhaawacmay-qaraxii-liido\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday Shacabkii ku dhaawacmay Qaraxii Liido"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Dr Cali Xaaji Aadam ayaa Isbitaalada Erdogen iyo Madiina ku booqday Muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay weerarkii bahalnimada ahaa ee kooxda Khawaarijta ka geysatay Xeebta Liido.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa dhaawacyada u dul istaagey mid mid isagoona xogwareysanayey dhaawacyada xaaladdooda Caafimaad ay soo hagaageyso ee kari karey in ay hadlaan si uu u hubiyo in ay helleen Daryeel Caafimaad oo ku filan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa Maamulka iyo Dhaqaatiirta Isbitaalada Recep Tayyip Erdo\u011fan (Ex Digfeer iyo Madiina ka dhageystey warbixin ku saabsan xaaladda dhaawacyada la soo gaarey ilaa xalay.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka ayaa dhaawacyada Alle ugu baryey in Caafimaad deg deg ah siiyo, waxa uuna Rabbi ugu baryey dadkii ku naf waayay weerarkii bahalnimada ahaa ee xalay khawaariktu ka geysatay Xeebta Liido in naxariistii janno uu ku arsaaqo, waxa uuna sidoo kalana sheegey in Wasaaradda Caafimaadka ay si dhow ugu warqabi doonto talaabooyinka la xiriira baxnaaninta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee arxan laawayaasha waxyeeleeyeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Dr Cali Xaaji Aadam ayaa Isbitaalada Erdogen iyo Madiina ku booqday Muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay weerarkii bahalnimada ahaa ee kooxda Khawaarijta ka geysatay Xeebta Liido. Wasiirka ayaa dhaawacyada u dul istaagey mid mid isagoona xogwareysanayey dhaawacyada xaaladdooda Caafimaad ay soo hagaageyso ee kari karey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":518328,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518327","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518327"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518329,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518327\/revisions\/518329"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}