{"id":518302,"date":"2024-08-02T17:38:28","date_gmt":"2024-08-02T14:38:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518302"},"modified":"2024-08-02T17:38:28","modified_gmt":"2024-08-02T14:38:28","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-serbia-oo-kulan-la-yeeshay-wasiirka-iskaashiga-caalamiga-ee-dowladda-serbia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-serbia-oo-kulan-la-yeeshay-wasiirka-iskaashiga-caalamiga-ee-dowladda-serbia\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Serbia oo kulan la yeeshay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Serbia"},"content":{"rendered":"<p>Belgrade, (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Serbia Danjire Maxamed Abdullahi Axmed ayaa maanta kulan Laba-geesood ah la qaatay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga, Dib-u-heshiisiinta iyo Xasilloonida Bulshada ee Dowladda Jamhuuriyadda Serbia Mudane Usame Zukorli\u0107.<\/p>\n<p>Danjiraha iyo Wasiirka ayaa ka wada-hadlay arimaha iskaashiga iyo kor u qaadida wada-shaqeynta dhinacyadda badan iyo xiriirka saaxiibnimadda labadda dal ee 64-sano jirsaday.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa bogaadiyay horumarka ay Dowladda Federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka sameynayaan dhinacayada; dib u dhiska dalkooda, Siyaasadda Arrimaha Dibadda iyo xiriirka Caalamiga ah ee dunidda inteeda kale iyo golayaasha Siyaasadda loo dhan yahay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ku faraxsanahay dib u soo kabashadda Dowladimadda Soomaaliya iyo dhan is bedeladda walba oo ay bushsdda Soomaaliyeed muujijeen, waxaan jeclahay inaan mar uun booqdo Soomaaliya&#8221;.<\/p>\n<p>Danjire Maxamed Cabdullahi ayaa mahad celin kadib Wasiirka u rajeeyay guul ka gaaridda shaqadda dalkiisa uu u haayo, isagoo xusay in ay Soomaaliya ay muhiimadda gaarka siiso xiriir Wanaaga iyo wada-shaqeynta saaxiibadda caalamka, iyadoo la ilaalinaayo qawaaniinta Caalamiga ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Danjiraha ayaa balan qaaday in isaga diplomaasiyiinta kala shaqeysa howl-galka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee xarunta Belgrade ay kor u qaadi doonaan wanaaginta xiriirka labadda dal, gaar ahaan dhican danaha laba-geesood sida Gacansiga, Waxbarashada, tababaraddda Ciidamaddda, Diplomaasiyada iyo Isu-socodka muwaadiniinta xirfadlayaasha ah ee Soomaaliya iyo Serbia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Belgrade, (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Serbia Danjire Maxamed Abdullahi Axmed ayaa maanta kulan Laba-geesood ah la qaatay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga, Dib-u-heshiisiinta iyo Xasilloonida Bulshada ee Dowladda Jamhuuriyadda Serbia Mudane Usame Zukorli\u0107. Danjiraha iyo Wasiirka ayaa ka wada-hadlay arimaha iskaashiga iyo kor u qaadida wada-shaqeynta dhinacyadda badan iyo xiriirka saaxiibnimadda labadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":518303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518302","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518304,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518302\/revisions\/518304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}