{"id":518273,"date":"2024-08-02T08:45:54","date_gmt":"2024-08-02T05:45:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518273"},"modified":"2024-08-02T08:49:19","modified_gmt":"2024-08-02T05:49:19","slug":"turkiga-israaiil-waxay-dooneysaa-in-dagaalka-qaza-uu-ku-fido-gobolka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/turkiga-israaiil-waxay-dooneysaa-in-dagaalka-qaza-uu-ku-fido-gobolka\/","title":{"rendered":"Turkiga\u201d Israa&#8217;iil waxay dooneysaa in dagaalka Qaza uu ku fido gobolka"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo taleefoon kula xiriiray madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dilka Israa\u2019iil ee hoggaamiyaha Xamaas uu dhaawac weyn u geysatay wada-hadalladii xabad-joojinta ee la doonaayey in lagu soo afjaro dagaalka Gaza.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa muujiyay in xukuumadda Netanyahu ay dooneyso dabka Gaza inuu ku faafo gobolka,halka R\/wasaare Netanyahu uu dhinidiisa sheegay in waddanku uu marayo heer foojignaan ah oo aad u sarreeya ,isla markaana diyaar u ah xaalad kasta.<\/p>\n<p>Hadaladaan ayaa imaanaya xilli ugu yaraan 15 ay ku dhinteen weerar ay Israa&#8217;iil ku qaadday iskuul ay gabbaad ka dhiganaayeen Falastiiniyiin soo barakacay,sida ay sheegeen Difaaca madaniga ah ee Gaza .<\/p>\n<p>Dhanka kale,Hogaamiyaha Xisbullah ee Lubnaan Hassan Nasrallah ayaa sheegay in iskahorimaadka Israel uu galay waji cusub ka dib markii la dilay taliyihii dhaqdhaqaaqa Fuad Shukr iyo hoggaamiyihii Hamas.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 39480 qof, oo ay ku jiraan 16,314 carruur ah, ayaa la dilay, 91128 kalena waxaa lagu dhaawacay dagaalka Israa&#8217;iil ee Gaza laga soo bilaabo 7-dii Oktoobar ee sanadkii hore.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo taleefoon kula xiriiray madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dilka Israa\u2019iil ee hoggaamiyaha Xamaas uu dhaawac weyn u geysatay wada-hadalladii xabad-joojinta ee la doonaayey in lagu soo afjaro dagaalka Gaza. Madaxweynaha ayaa muujiyay in xukuumadda Netanyahu ay dooneyso dabka Gaza inuu ku faafo gobolka,halka R\/wasaare Netanyahu uu dhinidiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":518276,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518273","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518273"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518277,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518273\/revisions\/518277"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}