{"id":518070,"date":"2024-07-31T12:33:27","date_gmt":"2024-07-31T09:33:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518070"},"modified":"2024-07-31T12:33:51","modified_gmt":"2024-07-31T09:33:51","slug":"golaha-aqalka-sare-oo-maanta-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-xisaabiyayaasha-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-aqalka-sare-oo-maanta-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-xisaabiyayaasha-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Golaha Aqalka sare ee BFS oo maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xisaabiyayaasha Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Sanatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed ayaa cod aqalabiyad ah ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Hindise Sharciyeedka Xisaabiyayaasha Soomaaliyeed oo maalmahaan ay ka doodayeen Xildhibaannada Aqalka sare ayaa waxaa golaha horkeentay Wasaaradda Maaliyadda XFS, kaas oo uu maanta ansixiyay golaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Sanatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed ayaa cod aqalabiyad ah ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed. Hindise Sharciyeedka Xisaabiyayaasha Soomaaliyeed oo maalmahaan ay ka doodayeen Xildhibaannada Aqalka sare ayaa waxaa golaha horkeentay Wasaaradda Maaliyadda XFS, kaas oo uu maanta ansixiyay golaha.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":518071,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518070","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518070"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518073,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518070\/revisions\/518073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518071"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}