{"id":518064,"date":"2024-07-31T12:00:19","date_gmt":"2024-07-31T09:00:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518064"},"modified":"2024-07-31T12:00:19","modified_gmt":"2024-07-31T09:00:19","slug":"dr-maxamed-diiriye-culimada-soomaaliyeed-waa-in-ay-kaalin-ka-qaataan-daminta-colaad-beeleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dr-maxamed-diiriye-culimada-soomaaliyeed-waa-in-ay-kaalin-ka-qaataan-daminta-colaad-beeleedyada\/","title":{"rendered":"Dr Maxamed Diiriye &#8220;Culimada Soomaaliyeed waa in ay kaalin ka qaataan daminta colaad beeleedyada.&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dr; Maxamed Diiriye Sabriye ayaa Culimaa\u2019udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay kaalin muhiim ah ka qaataan daminta colaad beeleedyada.<\/p>\n<p>Dr; Maxamed Diiriye oo ka hadlayay shirka labaad ee Culimaa\u2019udiinka Soomaaliyeed oo maalintii saddexaad ka socda Muqdiho ayaa intaa ku daray in si ay taasi u hirgashona ay dowladdu ballaariso adeegyada bulshada, sida Booliska iyo garsoorka.<\/p>\n<p>Maxamed Diiriye Sabriye &#8220;Culimada Soomaaliyeed waa inay kaalin muhiim ah ka qaataan daminta colaad beeleedyada.&#8221;<\/p>\n<p>Culimada ayuu si gaar ah u faray in ay sameeyaan wacyigelinjoogto ah kuna baxaan goobaha ay dagaalladu ka dhacaan, iyadoo ay dowladduna qaadanayso kaalinta ugu weyn deminta dagaallada dhex mara beelaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dr; Maxamed Diiriye Sabriye ayaa Culimaa\u2019udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay kaalin muhiim ah ka qaataan daminta colaad beeleedyada. Dr; Maxamed Diiriye oo ka hadlayay shirka labaad ee Culimaa\u2019udiinka Soomaaliyeed oo maalintii saddexaad ka socda Muqdiho ayaa intaa ku daray in si ay taasi u hirgashona ay dowladdu ballaariso adeegyada bulshada, sida Booliska iyo garsoorka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":518065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518064","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518064"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518066,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518064\/revisions\/518066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}