{"id":518049,"date":"2024-07-31T11:34:14","date_gmt":"2024-07-31T08:34:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=518049"},"modified":"2024-07-31T11:34:14","modified_gmt":"2024-07-31T08:34:14","slug":"hayadda-sodma-oo-gargaar-ka-qaybisay-goobihii-laga-xoreeyay-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-gargaar-ka-qaybisay-goobihii-laga-xoreeyay-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay goobihii laga xoreeyay khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka SoDMA mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa deegaanka Buullo-Xaaji ee gobolka Jubbada hoose gargaar mucaawino ah ugu qeybiyay 900 oo qoys oo ku nool degaankaan kaas oo dhawaan khawaarijta laga saaray.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay&#8217;adda SoDMA ayaa sheegay in magaalo kasta oo cadowga laga dulqaado ay gaarsiinayaan gargaar deg-deg ah, shacabkana looga bahaanyahay in ay iska dulqaadaan nabadiidka u diidan adeegyadii aas-aasiga u ah nolasha aadanaha, lana shaqeyaan ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka SoDMA mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa deegaanka Buullo-Xaaji ee gobolka Jubbada hoose gargaar mucaawino ah ugu qeybiyay 900 oo qoys oo ku nool degaankaan kaas oo dhawaan khawaarijta laga saaray. Guddoomiyaha Hay&#8217;adda SoDMA ayaa sheegay in magaalo kasta oo cadowga laga dulqaado ay gaarsiinayaan gargaar deg-deg ah, shacabkana looga bahaanyahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":518062,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-518049","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=518049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518063,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/518049\/revisions\/518063"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518062"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=518049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=518049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=518049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}