{"id":517999,"date":"2024-07-30T14:31:02","date_gmt":"2024-07-30T11:31:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517999"},"modified":"2024-07-30T14:31:13","modified_gmt":"2024-07-30T11:31:13","slug":"madaxweyne-laftagareen-oo-qaabbilay-wafdi-ka-socda-hayadda-wfp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-laftagareen-oo-qaabbilay-wafdi-ka-socda-hayadda-wfp\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Laftagareen oo qaabbilay wafdi ka socda hay\u2019adda WFP"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xafiiskiisa Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayey ku xigeenka Agaasimaha Guud Hay&#8217;adda Cuntada Adduunka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxa Hay&#8217;adda WFP ayaa waxay ka wada hadleen arrimaha gargaarka, cunta yarida iyo sidii loo kordhin lahaa gargaarka la gaarsiinayo dadka ay saamaysay is-beddelka cimillada iyo abaaraha.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey Wasiirro iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka koofur galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xafiiskiisa Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayey ku xigeenka Agaasimaha Guud Hay&#8217;adda Cuntada Adduunka. Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxa Hay&#8217;adda WFP ayaa waxay ka wada hadleen arrimaha gargaarka, cunta yarida iyo sidii loo kordhin lahaa gargaarka la gaarsiinayo dadka ay saamaysay is-beddelka cimillada iyo abaaraha. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":518000,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517999","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517999","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517999"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517999\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":518001,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517999\/revisions\/518001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/518000"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517999"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517999"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517999"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}