{"id":517894,"date":"2024-07-29T11:06:04","date_gmt":"2024-07-29T08:06:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517894"},"modified":"2024-07-29T11:15:25","modified_gmt":"2024-07-29T08:15:25","slug":"howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-oo-ka-dhacay-degaano-hoostaga-xarardheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-oo-ka-dhacay-degaano-hoostaga-xarardheere\/","title":{"rendered":"Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay degaanno hoostaga Xarardheere"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Howlgal qorshaysan oo ay qaadeen ciidanka deeganka ee ka howlgala\u00a0 degmada Xarardheere ayaa ku guleystay in ay soo burburiyaan fariisime ay Khawaarijtu ku lahayeen degaanno ay ka mid yihiin Ilbir iyo Bohol caalin.<\/p>\n<p>Ciidanka deegaanka ayaa weerarka ka hor helay xogta Khawaarijta gaar ahaan kuwa Sakawaadka oo si dhuumaaleysi ah baad uga qaadayay shacabka deegaanka.<\/p>\n<p>Ciidanka deegaanka ayaa Khawaarjta kasoo furtay qoriga Ak47.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240729_105949_207.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Howlgal qorshaysan oo ay qaadeen ciidanka deeganka ee ka howlgala\u00a0 degmada Xarardheere ayaa ku guleystay in ay soo burburiyaan fariisime ay Khawaarijtu ku lahayeen degaanno ay ka mid yihiin Ilbir iyo Bohol caalin. Ciidanka deegaanka ayaa weerarka ka hor helay xogta Khawaarijta gaar ahaan kuwa Sakawaadka oo si dhuumaaleysi ah baad uga qaadayay shacabka deegaanka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":510980,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517894","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517894"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517897,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517894\/revisions\/517897"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}