{"id":517838,"date":"2024-07-28T10:12:15","date_gmt":"2024-07-28T07:12:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517838"},"modified":"2024-07-28T10:17:49","modified_gmt":"2024-07-28T07:17:49","slug":"wasiir-cabdulqaadir-maxamed-waxaa-ciidankeena-lagu-qalabeyn-doonaa-hubka-ugu-casrisan-ee-maanta-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-cabdulqaadir-maxamed-waxaa-ciidankeena-lagu-qalabeyn-doonaa-hubka-ugu-casrisan-ee-maanta-jira\/","title":{"rendered":"Wasiir Cabdulqaadir Maxamed &#8220;Waxaa Ciidankeena lagu qalabeyn doonaa hubka ugu casrisan ee maanta jira\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka\u00a0 Gaashaandhigga XFS Mudane C\/qaadir Maxamed Nuur,ayaa sheegay in dowladda ay da&#8217;daal badan ku bixineyso dib u-dhiska ciidanka xoogga dalka oo lagu qalabeyn doono hub casri ah.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdulqaadir Maxamed &#8220;Waxaa Ciidankeena lagu qalabeyn doonaa hubka ugu casrisan ee maanta jira\u201d.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ka hadlay dhismaha ciidanka xoogga dalka ayaa tilmaamay in Mudda laba sano ah la tababaray ciidanka gaarayo 17-kun ayna tahay markii ugu horeysay in ciidan intaa gaarayo ay dowladdu soo saarto oo ay qalabeeyso waliba qalab casri ah oo la jaan qaadayo kan Caalamka.<\/p>\n<p>&#8220;Dhismaha ciidanka xoogga waxaa koorso laga soo saaray ciidan gaarayo 17-kun ay u dhameystiranyihiin agabkooda,wana markii ugu horeysay oo ciidan intaa la&#8217;eg mudda laba sano ah lagu tababaro&#8221;Wasiir Cabdulqaadir Maxamed<\/p>\n<p>Wasiirka oo sidoo kale soo hadal qaaday bixitaanka ATMIS ayaa sheegay in labadii sano ee la soo dhaafay lagala wareegay ciidanka TMIS in kabadan 20-gobood oo ay ku suganyihiin ciidanka xoogga Dalka,taana ay ku timid dib u-dhiska iyo tayeenta ciidanka,isagoona bogaadiyay guulaha waweyn ay gareen ciidanka geesiyaasha xoogga iyo kuwa degaanka.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga ayaa hadalkaan ka sheegay shir jiraa&#8217;id uu shalay ku qabtay xarunta wasaaradda.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240728_095812_490.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka\u00a0 Gaashaandhigga XFS Mudane C\/qaadir Maxamed Nuur,ayaa sheegay in dowladda ay da&#8217;daal badan ku bixineyso dib u-dhiska ciidanka xoogga dalka oo lagu qalabeyn doono hub casri ah. Wasiir Cabdulqaadir Maxamed &#8220;Waxaa Ciidankeena lagu qalabeyn doonaa hubka ugu casrisan ee maanta jira\u201d. Wasiirka oo ka hadlay dhismaha ciidanka xoogga dalka ayaa tilmaamay in Mudda laba sano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":517842,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517838","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517838","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517838"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517838\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517849,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517838\/revisions\/517849"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}