{"id":517778,"date":"2024-07-27T15:42:15","date_gmt":"2024-07-27T12:42:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517778"},"modified":"2024-07-27T15:44:23","modified_gmt":"2024-07-27T12:44:23","slug":"raiisulwasaaraha-xfs-oo-magacaabay-xubno-cusub-oo-ka-mid-noqonaya-golaha-wasiirrada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisulwasaaraha-xfs-oo-magacaabay-xubno-cusub-oo-ka-mid-noqonaya-golaha-wasiirrada\/","title":{"rendered":"Ra&#8221;iisulwasaaraha XFS oo magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo gudanaya waajibka Dastuuriga ah ee ku xusan qoddobada 97, 98 iyo 100aad ee dastuurkaga KMG ah, isla markaana uu tixgeliyay talada Madaxweynaha JSF, uuna garawsaday hawlaha baaxadda leh ee horyaalla Xukuumadda, waxa uu magacaabay xubnaha wasiirrada hoos ku xusan:<\/p>\n<p>1. Mudane Gen. Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobbe) \u2013 Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka.<\/p>\n<p>2. Mudane Cumar Cali Cabdi \u2013 Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>3. Mudane Siciid Maxamed Maxamuud (Xayd) \u2013 Wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta.<\/p>\n<p>4. Mudane Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji (Jeego) \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo gudanaya waajibka Dastuuriga ah ee ku xusan qoddobada 97, 98 iyo 100aad ee dastuurkaga KMG ah, isla markaana uu tixgeliyay talada Madaxweynaha JSF, uuna garawsaday hawlaha baaxadda leh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":502419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517778","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517778"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517780,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517778\/revisions\/517780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}