{"id":517583,"date":"2024-07-24T15:03:54","date_gmt":"2024-07-24T12:03:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517583"},"modified":"2024-07-24T15:03:54","modified_gmt":"2024-07-24T12:03:54","slug":"madaxweyne-laftagareen-oo-qaabbilay-wafdi-ka-socda-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-laftagareen-oo-qaabbilay-wafdi-ka-socda-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Laftagareen oo qaabbilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabbilay ku xigeenka Xog-hayaha Qaramada Midoobay Arimaha Gargaarka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo soo Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagaga hadlay Arrimaha Gargaarka, Dib udejinta loo Samaynayo Dadka Barakacayaasha ah iyo sidii Qaramada Midoobay u xoojin lahayd Arrimaha Gargaarka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa kulanka ku wehlinayay Wasiirro, Guddoomiyaha degmada Baydhabo iyo Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dowlad goboleedka Koofur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabbilay ku xigeenka Xog-hayaha Qaramada Midoobay Arimaha Gargaarka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo soo Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Kulanka ayaa lagaga hadlay Arrimaha Gargaarka, Dib udejinta loo Samaynayo Dadka Barakacayaasha ah iyo sidii Qaramada Midoobay u xoojin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":517584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517583","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517583"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517585,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517583\/revisions\/517585"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}