{"id":517575,"date":"2024-07-24T12:00:35","date_gmt":"2024-07-24T09:00:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=517575"},"modified":"2024-07-24T12:00:35","modified_gmt":"2024-07-24T09:00:35","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-xubno-ka-tirsanaa-khawaarijta-ku-laayay-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-xubno-ka-tirsanaa-khawaarijta-ku-laayay-bakool\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga dalka oo xubno ka tirsanaa Khawaarijta ku laayay Bakool"},"content":{"rendered":"<p>Xuddur-(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka ayaa Sagaal ka tirsan khawaarijta ku dilay degaanka Abag-Beeddey oo 20 km dhanka Bari kaga beegan magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan qaybta Lixdanaad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo faah-faahin ka bixiyay howlgalka ayaa sidoo kale xaqiijiyay in khawaarijta halkaasi looga furtay 3 Qori oo Ak47 ah iyo hal BKM.<\/p>\n<p>Khawaarijta ayaa muddooyinkan dambe wajahaya jab xooggan oo kaga imaanaya Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya Daraawiishta dowlad goboleedyada iyo Shacabka.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay ahayd markii howlgal ka dhacay Jubbada hoose khawaarijta lagu gaarsiiyay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xuddur-(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka ayaa Sagaal ka tirsan khawaarijta ku dilay degaanka Abag-Beeddey oo 20 km dhanka Bari kaga beegan magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool. Sarkaal ka tirsan qaybta Lixdanaad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo faah-faahin ka bixiyay howlgalka ayaa sidoo kale xaqiijiyay in khawaarijta halkaasi looga furtay 3 Qori oo Ak47 ah iyo hal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":517576,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-517575","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517575","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=517575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":517577,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/517575\/revisions\/517577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/517576"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=517575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=517575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=517575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}